23June2017

Swedish

Somaliska Riksförbundet I Sverige

Ururka isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Sweden

You are here: Navigator
08 Feb
Written by 

Navigator




Att arbeta
förebyggande mot våldsbejakande extremism.
Det är målet med SRFS  arvsfondsprojekt Navigator som
kommer att pågå i tre år från och med 2015.

Somalisk översättning finns längst ner - Tarmumaad soomaali ah ka eeg meesha ugu hoosaysa

Det behövs en samordnande motvikt till extremism. Flera personer har hört av sig till
Somaliska riksförbundet och uttryckt stark oro för att unga vuxna i deras närhet ska,
eller redan har rekryteras till extremistiska grupper.

Våldbejakande extremism är ett allvarligt hot mot samhällets demokratiska principer, både
här i Sverige och hos de drabbade samhällena. De rekryterade som åker med livet som insats,
och de konflikthärjade länderna drabbas hårt av de extrema gruppernas framfart.
Dessutom lämnar varje ung vuxen som rekryteras en sargad familj i chocktillstånd som inte vet
var de ska vända sig för stöd, råd och information.

SRFS kommer under projektets gång att anordna olika aktiviteter som riktar sig till unga vuxna,
bland annat en tvådagarskonferens, mindre seminarier och utbilda fredsambassadörer. SRFS har
för tillfället 53 medlemsorganisationer i Sverige. Med hjälp av detta kontaktnät hoppas vi på att
nå så många ungdomar som möjligt.

Vårt mål är att lyfta denna svåra fråga, öppna upp för en dialog och sprida kunskap så att vi
tillsammans kan skapa en positiv förändring.

Det finns en blogg för Navigator att följa här!


______________________________________________________________________________

Navigator – Dhallinyarada Soomaaliyeed ee nabadda u heellan (jecel)

Ururka Isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Iswiidhan wuxuu bilaabayaa
mashruuc lagaga hortegayo dembiyada xagjirnimada ah.

In laga hortago dembi-u-jajabnaanta iyo jawiyada xagjirnimada , ayaa ah ujeedada Ururka
Isbahaysiga Jaalliyadda Soomaaliyeed ee iswiidhan ka leeyahay mashruuca cusub ee
”Navigator” – oo ah mid ku jihaysan xoojinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee nabadda u
heellan. Waxana maalgelinaya, Mashruuca, Sanduuqa Dhaxalka Guud ee Iswiidhan,
wuxuuna socon doonaa muddo saddex sano ah (2015-2017).

Waxaa loo baahan yahay wax (hawl) isku dubbaridan oo ka hortaga xagjirnimada. Dad
badan ayaa la soo xiriirayUrurka Isbahaysiga Soomaalida ee Iswiidhan oo si adag uga
muujiyey walwal in dhallinyaro u dhow (qaraabo la ah) ay hawlgelin doonaan amaba
ay hawlgeliyeen kooxo xagjir ahi.

Xagjirnimada colaadda u janjeertaa (xambaarsani) waxay khatar ku tahay mabaadi´da
dimoqraaddigaa ee bulshada Iswiidhan iyo weliba bulshoojyinka kale  ee dhibaatada
loo geystey.

Dadka la hawlgeliyey oo naftooda inay halligaan (khatar geliyaan) u safray iyo waddammada
colaaduhu halakeeyeenba waxaa si daran u dhibaataynaya duullaanka ay kooxaha xagjirka
ahi wadaan. Waxaa kaloo jira in ruux kasta oo la hawlgeliyo uu ka tago qoys la tiiraanyaysan
xaalad qarracan leh oo aanay garanayn meel ay taageero, talo iyo xog midna u raadsadaan
(ula ciirsadaan).

Ururka Isbahaysiga Ummadda Soomaaliyeed ee Iswiidhan wuxuu inta mashruucu socdo
samaynayaa hawlo kala duwan oo ku wajahan dhallinyarada, sida Shirweyne laba- maalinle
ah, shirar yar yar iyo tababaridda dad nabadda ka shaqeeya (safiirro nabadeed).
Ururka Isbahayga Ummadda Soomaaliyeed wuxuu hadda leeyahay 36 urur-xubneed iswiidhan
gudaheeda. Anagoo kaashanayna xiriirradaas ayaan waxaan rajeyneynaa in aan la kullanno
dhallinyaro fara badan.

Yoolkayagu waa inaan muujinno arrintan adag, furno  dood iyo wadahadal oo aan faafinno
aqoon si aan annagoo wadajirna  u yagleelno isbaddal wanaagsan oo loo aayo.

Hadda waxaa jira blogga Mashruuca Navigator  oo laga raaci karo halkan!



Super User

Libero tellus sit ipsum ante eu Curabitur nibh Sed Pellentesque nisl. Nibh quis laoreet mauris mi est quis nibh porttitor.

Website: www.joomlart.com
More in this category: « Nu samordnas Navigator
leftSOMALISKA RIKSFÖRBUNDET I SVERIGE (SRF) är en demokratisk organisation som är politiskt och religiöst neutral. SRF: s huvudsakliga verksamhet är inriktad på den svenska-somaliska gruppen i Sverige.

Vårt diskussionsforum