23November2017

Swedish

Somaliska Riksförbundet I Sverige

Ururka isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Sweden

07 May
Written by 

Navigator besöker Örebro


Hur skulle du bemöta argument från en person med extrema åsikter?
När Somaliska riksförbundets arvsfondsprojekt Navigator besökte
Örebro stod ungdomarnas diskussioner i centrum.
Somalisk översättning finns längst ner - Tarmumaad soomaali ah ka eeg meesha ugu hoosaysa

28 APRIL 2015

Våren hade kommit till Örebro och tisdagskvällen var ljummen. SRFS medlemsförening Afrikas Horn Kultur Center
hade på bästa sätt ordnat inför ungdomsseminariet för omkring 30 ungdomar. Också några vuxna fanns på plats.
Abdul Rashid, imam och verksam i Göteborg, inledde med en samling motargument, både på
somaliska och svenska, för den som konfronteras med extrema åsikter.
– Dödandet av oskyldiga är extremt, oavsett vilket håll det kommer från. Islam är medelvägen,
balansen. Att dra sig åt ett håll och isoleras där är extremt och äger inte islams flexibilitet, sa han.


Omar Ahmed, projektledare för Somaliska riksförbundets arvsfondsprojekt Navigator

Mahdi Warsama, ordförande i Afrikas Horn Kultur Center

Mahdi Mohamud är mångfaldsutvecklare på Örebro kommun och höll en föreläsning med
titeln Radikalisering - en social process.
– Säkerhetspolisen använder benämningen extremism för att beskriva personer, rörelser
eller ideologier som inte accepterar en demokratisk samhällsordning, sa han. De vill förändra
samhället till en annan riktning, med våld.

Mahdi Mohamud, mångfaldsutvecklare för Örebro kommun


Moa Fahlander, projektkoordinator för Navigator

Ahmed Abdi, Ordförande för Örebro läns Somaliska Regionförbund, höll i seminariet efter föreläsningarna.
Han gav deltagarna två exempel tagna från verkligheten.
1) En kille gillade att vara ute och knarka och dricka alkohol. Plötsligt börjar han lyssna mycket på
religiös radio och blir mer och mer troende. En kort stund senare reser han till Syrien.
2) Nästa exempel berättar om en arbetslös, belånad kille som kämpar för att hitta ett sommarjobb. Han
har dragit sig längre och längre ner i skulder och reser sedan för att kriga med en extremistisk grupp.
3) En tjej träffar en kille som råkar tillhöra "fel" klan. Tjejens familj misstycker till förhållandet. Hon kämpar
länge för att få familjens förståelse men förlorar sedan hoppet. Hon sålde allt hon ägde och reste till England,
därefter Syrien.
– Tanken är att hitta lösningen till dessa problem vi står inför. Vad skulle du råda dessa personer att göra?
Vad skulle du råda deras familjer och anhöriga? frågade Ahmed Abdi deltagarna.
En engagerad diskussion om de långt ifrån enkla situationerna som beskrivits följde, och olika åsikter och
tankar framfördes. Har familjen ansvaret? Moskéerna? Är man "skyldig" att fördöma extremistiskt våld?

När seminariet avslutats åt alla tillsammans i Afrikas Horn Kultur Centers matsal.

Somaliska riksförbundet i Sverige vill rikta ett varmt tack till föreningen
Afrikas Horn Kultur Center. Utan er hade seminariet inte varit möjligt.



Somalisk översättning

Navigator oo  booqanaya Örebro

Sidee baad  ula doodi lahayd ama ula garrami lahayd qof aragtiyo xagjir ah qaba?
Kolkii  Mashruuca  Navigator ee Ururka Isbahaysigu(maalgeliyihiisa: Sanduuqa Dhaxalka Iswiidhan)  
uu booqday Örebro doodaha dhallinyarada  baa xuddun/saldhig u ahaa seminarkii uu halkaas ku qabtay.

28kii April 2015

Örebro oo ay tahay maalin talaado cimilo gamooje-dhexdhexaad ah gugiina uu yimid.

 Ururka Xarunta Dhaqanka Geeska Afrika(Afrikas  Horn kultur Center), xubinna ka ah  Ururka Isbahaysiga
Ummadda Soomaaliyeed ee Iswiidhan, ayaa dhallinyaro 30-meeyo qiyaastii  ah sida ugu wanaagsan ugu
soo abaabulay siminaar dhallinyaro. Waxaa iyana meesha goobjoog ahaa qaar kale oo dad waaweyn ah.  

Cabdirashid, oo imaam iyo shaqaaleba ka ah Göteborg, ayaa  halkaas ka bilaabay ururinta  doodo(gartan)
af soomaali iyo af iswiidhis labadaba ku baxaya oo lagala hortegayo kuwa la yimaada aragtiyaha gurracan
ee xagjirka ah.
 – Dilka dadka aan waxaba galabsan waa xad-gubub, dhankuu doonto  ha ka yimaadee. Islaamku waa  jidka
dhexe ee miisaanka ah;  Inaad hal dhan u gurato oo aad halkaas go’doon ku noqotaanawaa xagjirnimo aan
dabacsanaanta iyo furfurnaant islaamka wax shaqo ah ku lahayn ayuu yiri C/rashiid.
Mahdi Maxamuud, oo ka shaqeeya horumarinta is-dhexgalka (mångfaldsutvecklare)ee kommunka Örebro
ayaa qabtay muxaadaro ciwaankeedu yahay Seeflaboodnimo-  geeddisocodka bulsho. Booliska nabadsugiddu
wuxuu adeegsadaa erayga xagjirnimo si uu u  qeexo dadka, dhaqdhaqaaqyada ama fikradaha aan aqbali karin
nidaam bulsho dimoqraaddiya, balse raba inay bulshada si xoog ah dhan kale ugu weeciyaan ayuu yiri.

Axmed Mahdi, guddoomiyaha Urur- Goboleedka  dalladda ururrada Soomaaliyeed ee degmada Örebro wuxuu
muxaadarooyinkii kadib qabtay siminaar.Axmed wuxuu tusaalayaal nolosha dhabta laga soo qaatay siiyey ka soo
qaybgalayaasha shirka.

1) tusaalaha koowaad waa nin jeclaaday inuu  daroogo-cunid iyo  khamro- cabbid inuu  samayntood  u baxo.
Wuxuu, ninkii balwadlaha noqday, si kedis ah u bilaabayaa inuu wax badan ka 11) dhegeysto raadiye diinta faafiya, 
wuxuuna noqonayaa  mid si aada wax u rumaysan. Muddo  yar ka dibna ninkii wuxuu u safriyaa Suuriya!

2) tusaalaha labaad wuxuu ka hadlayaa nin shaqa-laawe ah oo deyn loo haysto oo u halgamaya inuu shaqo-xagaa
helo (sommarjobb). Wuxuu sii galaya oo sii gelayaa ninkii deyn dheeraad ah  oo haddana u safrayaa inuu la dagaal
galo(la safto) koox xagjir ah!

3) tusaalaha saddexaadna waa gabar(gabadh) yar oo la kulmaysa nin ka tirsan qabiil ”qalad” ah- macnaha aysan is
geyin. Qoyska gabadhu ka dhalatayna ma jeclaysan xiriirka caynkaasa.

Waxay halgan dheer u geleysaa sidii ay u heli lahayd fahamka reerka/qoyska, ugu dambayntiise waxay ku guuldarraysanaysaa
rajadey qabtey.  Dabadeed waxay iibisey waxay  hanti haysatey oo dhan una socdaashay ingriiska ka dibna Suuriya!

– Fikraddu waxay tahay in la helo xalka dhibaatooyinkaan na hor yaalla. Maxaad kula talin lahayd dadkaasi inay
sameeyaan? Maxaad kula talin lahayd  qoysaskooda iyo qarabadooda? Ayuu weyddiiyey Axmed Abdi ka soo qaybgalayaasha
shirka. Dood la garwaaqsaday oo ku saabsan xaalado ka sii qoto dheer kuwan fudufud ee halkan lagu tilmaamay baa
ku sii xigtey iyo weliba aragtiyo iyo fikrado kala duwan oo halkaas lagu falanqeeyey. Qoyska xil ma saaran yahay?
Masaajidada? Qof  ” dambiile” ma ku yahay  in uu cambaareeyo rabshadaha xagjirka ah?

Kolkii seminaarkii la soo gabagabeeyey waxaa dadkii oo dhammi wax ku wada cuneen qolka cuntada ee
Xarunta Dhaqanka Geeska Afrika.

Ururka Isbahaysiga Ummadda Soomaaliyeed ee iswiidhan Wuxuu mahadnaq diirran u soo jeedinayaa
Ururka Xarunta Dhanqanka Geeska Afrika. La’aantiin seminaarku ma suurta galeen.

leftSOMALISKA RIKSFÖRBUNDET I SVERIGE (SRF) är en demokratisk organisation som är politiskt och religiöst neutral. SRF: s huvudsakliga verksamhet är inriktad på den svenska-somaliska gruppen i Sverige.

Vårt diskussionsforum