19January2018

Swedish

Somaliska Riksförbundet I Sverige

Ururka isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Sweden

09 Mar
Written by 

Aman Ali: "Vi muslimer är tillsammans en röst att räkna med"


En resa till 30 olika moskéer i 30 i delstater - när den amerikanska komikern
och historieberättaren Aman Ali påbörjade sin 30-dagarsresa genom USA var
syftet att skildra muslimer på ett annorlunda sätt.
– Berätta de mänskliga historierna, uppmanade han publiken när han besökte
Rinkeby Folkets Hus den 7 mars.
Somalisk översättning finns längst ner - Tarmumaad soomaali ah ka eeg meesha ugu hoosaysa

7 MARS 2016

Den amerikanske journalisten/komikern/historieberättaren/dokumentärfilmaren Aman Ali gör just nu en
veckas turné i Sverige. Han är framför allt känd för sitt projekt "30 mosques in 30 days" där han tillsammans
med sin kollega Bassam Tariq under ramadan reste genom 30 av USAs delstater, med målet att ge en mer
nyanserad bild av islam. Först kom han förbi SRFS kansli och hälsade på.


Projektledare Moa, Aman Ali, projektkoordinator Ahmed

Tillsammans med Islamiska förbundet i Järvas projekt Waano och Galka utbildnings projekt Unga mot extremism
hade vi alla samarbetat för att arrangera en föreläsning på måndagskvällen i Rinkeby Folkets Hus. Omkring 50
deltagare dök upp och lyssnade till Amans inspirerande föreläsning om "30 days and 30 mosques".

Aman Ali berättar att intrycken är många och starka när de passerar genom Montana, Mississippi, Kalifornien...
– Vi ville inte ge en tillrättalagd bild av islam, vi ville ge en verklig bild av islam.



Aman Ali berättar om "30 days and 30 mosques"

i North Dakota hittar de av en händelse USAs första moské i den lilla staden Ross, med cirka 50 invånare. En
minimal moské som funnits där ända sedan sekelskiftet och drivs av en kvinna med rötterna i Libanon.
– Att träffa muslimer runt om i landet och se hur rik och långt gående historia muslimer har i USA fick mig
att inse att jag bara är ännu ett kapitel av många. Det känns skönt att inse, berättar Aman Ali.

Resultatet av resan blev en hemsida och sociala medier-kampanj och en dokumentärfilm av CNN.
Amans och Bassams resa har inspirerat till 237 olika "30 mosques in 30 days" runt om i världen - runt
om i Indonesien, Holland, Tyskland och många andra länder har muslimer berättat sina historier.
Aman Ali uppmanar till aktivism i olika former.
– Muslimer har tilllsammans en stark röst. Om ni tycker att medier lyfter fram en vinklad
och negativ bild - starta något eget, lyft fram era berättelser!


Kvällsfika med sambusa

Aman Ali

Tillsammans med Islamiska förbundet i Järva, Galka utbildning och andra

Stort tack till Islamiska förbundet i Järva och Galka utbildning och alla andra för
gott samarbete inför och under den här kvällen!

 

Somalisk översättning

Översättning: Ahmed Abdulahi

Aman Ali: Muslimiintu waa cod lagu xisaabtami karo.

Safarkii 30 bari iyo 30ka masjidee  Gobolada wadanka Amerika-  Shactroolka
ahna taraikhyahan ee udhashay marayka ayaa bilabay safar uu ku kala bixiyay
30 Masasajid mudo 30 bari ah bishii ramadaan  dhulka marykan oo ujeedadiisu
  aheed unuu sawir kale ka bixiyo islamnimada iyo muslimiinta.-Ka hadal Taarikhda
biniadamnimada ayuu ku dhira galiyay daawadayashii joogay hoolka shiraraka ee
Rinkeby folkets hus maruu soo booqday 7 bishii mars.

Marso 2016

Wariyaha/shactaroolka,taarikhyahanka, iyo waliba film sameeyaha ah ee Reer Amerika Aman Ali Ayaa
booqasho kuyimid dalka Sweden. Ugu horeyn wuxuu aman Ali can ku yahay Mashruuciisa la magic baxay
"30 Day 30 Mosques" kasoo Aman ali iyo saxibkiikisa shaqada Bassam Taarik ay bishii ramadaan ku booqdeen
30 masaajid oo ku kala taala gudaha dalka USA Ujeedadisuna aheed inuu muujiyo wanaaga islaminimada iyo
slaamka. Markii 1aad ayuu soo booqday xarunta Ururka isbahasiga umada somaliyeed ee Sweden, xafiiska
Masjidka isbahsiga slamka ee Järva oo fulinaya mashruuca waano iyo sidoo kale xafiiska ururka waxbarashada
ee galka oo isana qayb ka ah mashruuca ka hortaga xajrnimada urudaas oo wada jira ayaa qabtay xaflad uu
qudbad ka jeediyay Aman Ali. Qiyaas 50 qof ayaa ka qayb gashay dhagaysatanaya qudabdisii uu uga hadlayay
safarkisii 30 maajid ee dalka mareykanka.Aman Ali ayaa sheegay in dareenku xoog badan yahay marka la marayo
magaalooyinka Montana, Mississippi, Kalifornien
-    Madoneyno inaan ka bixino sawir qaldan islaamka waxaan dooneynaa muujino sawrika dhabta ah ee slaamka.
Dhacadadii ugu yabka badneed aya aheed markaan magaalada waqooyiga Dakota ka helnay masaajidkii ugu horeyay
masaajidkii ugu horeyay ee magaalada yar ee Ross tasoo ay kunoolyihiin 50 ruux degaan ahaan.

Masaajidka ku yala halkaas oo jiray qarnigii hore ayaa waxaa gacanta ku haya haweneey asalkedu kasoo jeedo dalka
libanon.Inaad aad laku kalanto musliiminta ku faafsan dalka iyo inaad aragto taariikhda hodanka ah ee balaaranee
muslimiinta dalka marykanka ayaa  ineey ogadaan inahay kayd oo aan hayo macluumadka dadka muslimiinta ah
ee dalka mareykanka.Dareen wanaagsan ayeey ii leedahay ayuu yiri Aman Ali.Natiijadii safarakii 30 masaajid waxeey
noqtay mid lagu faafiyo Ololaha baraha bulshada sioo kale si docomentry ah laga sii dayay Tvga CNN ka.

Safarda Aman Iyo Bassam aywada galeen  si ay uga shekeeyaan mashruucaan 30 masjid iyo 30 bari ayaa wuxuu
garaya 237 ay dunida ku kala bixiyeen. Waxaan ka mida dalalk ay tageen Indonisen, Holland, germeny iy wadamo
kaloo badan tasoo ku dhira galiyay dhaq dhaqqayo kala duwan.
-    Muslimmintu wada jir waxeey leyhiin codk adag. Hadaad umalaysaan in warbaahintu ay tabiso warar aan xaqiiq
aheyn iyo sawir an wanaagsaneyn
- Bilaaba adinku waxaad gaar uleedihiin- Kor uqaada shekooyinkiina ayuu yiri Aman AliUrurka isbahasigu wuxuu umahad
celinayaa Masjidka isbahaysiga xafada Järva, ururuka Wax barashada ee Galka iyo dhaaman inta kale ee an kawada
shaqaynay qabsoomidka kulankaan xisaha badnaa.

 

leftSOMALISKA RIKSFÖRBUNDET I SVERIGE (SRF) är en demokratisk organisation som är politiskt och religiöst neutral. SRF: s huvudsakliga verksamhet är inriktad på den svenska-somaliska gruppen i Sverige.

Vårt diskussionsforum