19January2018

Swedish

Somaliska Riksförbundet I Sverige

Ururka isbahaysiga ummadda Soomaaliyeed ee Sweden

14 Apr
Written by 

Skolbesök om fejkade nyhetsartiklar och källkritik


– Vet ni att det läggs upp 100 timmar film på YouTube varje minut?
I tisdags besökte Moa och Ahmed från Navigator Al-Azhar skolan i Vällingby
för att starta en diskussion om källkritik och det nya medielandskapet.
Somalisk översättning finns längst ner - Tarmumaad soomaali ah ka eeg meesha ugu hoosaysa

12 APRIL

– Hur många har en smartphone i fickan?
Nästan alla elever i klass 9 på Al-Azharskolan i Vällingby räcker upp handen.

Diskussionen om källkritik tar Navigator upp i och med det nya medielandskapet,
med mobiler med internet i, sociala medier och nyhetsflöden där unga får tillgång
till information på ett helt annat sätt än bara för några år sedan. Ofta kan man luras
av fejkade nyhetsartiklar som ser ut som trovärdig information men som i själva verket
är hårt vinklat.


Gruppdiskussioner


Navigator träffade två niondeklassare som alla fick ta del av tre filmer som producerats av Statens medieråd
och heter MIK för mig. MIK för mig innehåller tre kapitel: Våra relationer, Vinklade budskap och Demokrati.
I kapitlet Vinklade budskap får eleverna se en fejkad propagandafilm som visar att Sverige invarderats av
rabiessmittade tvättbjörnar.
– Var det någon som trodde att filmen var på riktigt? frågar projektledare Moa eleverna.
En elev räcker upp handen.
– Ja, först trodde jag det. Det ser så verkligt ut när de visar tidningsartiklar som handlar om rabiessmittade
tvättbjörnar.


"Hur bedömer du att en text är relevant?" är en fråga



Efter informationsfilmen fick eleverna svara på frågor kopplade till de olika kapitlen. Sedan får de
reflektera över historiska exempel på vinklade budskap.


Hur påverkar det nya medielandskapet demokratin?


Stort tack till eleverna och ledningen på Al-Azharskolan för att ni välkomnade oss
och engagerade er i diskussionerna!





Somalisk översättning

Översättning: Ahmed Abdulahi

Booqashadii skolka Al-azhar ee Warbixinada aaraad reebka 
lahayn iyo hubinta qoraalada la bahiyo

Ma ogtihiin imisa sacadood ayaa daqiiqadi la galiyaa Youtbe? Ma ogtihiin
In 100 saac filamada youtubka saacadii la galiyo ? Malintii Talaadad aya
Mashruuca navigator EE Ururka isbahsigu wado booqday SKoolka Al-Azhar
Ee xafada Vällinby taaso ay kabilaabeen ka dooditaanka Warbixinada Aan
rasmiga ahayn ee lafaafiyo baraha bulshada  iyo Habka  loo hubin karo
warbixinada mediayaha Casriga ah.

12 APRIL 2016


mowduucii oo koban

– I misaa jeebka ku haysata smartphone?
Badana dhalinyarada aada klass 9 ayaa taagay gacanta oo yiri aniga ayaa haysta

Dooda uu Mashruuca navigator Ka hadlayay ayaa kuseysay warbixinada propgandada ah
ee lagu faafiyo, Saameynta mobilada, internedka iyo warbaahinta casriga ah sida baraha
bulshada, Wararka cusub, kasoo caruurta jaanis u siinaya ineey helaan warbixino kala
duwan kana badalan hadba sanadkii tagay wixii la haystay. Badana waa lagu sirmaa warbixinada
lagu faafiyo baraha bulshada iyo wararka soo dhaca, kaasoo u eg warbixino sax ah badalkeedase
waa howl laga shaqeyay in lagu marin habaabiyo indhaha bulshada oo aan sax ahayn.

Navigator oo ah mashruuca SRFS ayaa la kulmay Labo gabdhood oo ka qaybqaadatay doodii iyo
filimkii lasoo bandhigay kasoo laga dawaday Webka Golaha saxaafada qarankasweden  oo lagu
magacaabo Mic för mig: Codkaygaoo  ka kooban sadex qaybood oo kala ah: Xariirkeena, Warbixin
Qaldan, och Aragtida furan.Qaybta Warbixinta qaldan ayaa ardaddu ka daawadeen Filim loo sameyay
qaab aan run ahayn kasoo tusinaya in dalka Sweden ay soo galeen madax kuti faafinaya Cudurka raabiyada.

–  Waxaan weydinay ma jiraa ruux rumeystay filimka?– Haa Markii hore waxaan moodaynay sax
waxuuna u eka run markaan dawanay qoralada musiga iyo hadalada bulshada dhahaya waa run
wuu ku faafinayaa madax kutigu jeerims dilaa ah.Doodii kadib aradadu waxeey heleen ineey ka
jawaabanaa sualo la xariiray Mowduuca iyo sidoo kale qaybaha kala duwan kadiba wey ka doodeen
taariikhiyan yaa isticmaali jiray probgandada.Ururka Isbahasiga umada soomaaliyeed Wuxuu umahad
celinayaa Dhalinyaradii ka qayb qadatay maduucaan oo cilmi kororsiga ah sidoo kale iskuulka AL-azhar
oo soo qaban qaabiyay Booqashada SRFS mashruucisa navigator.

Wadajir Ayaan bulshada ku tusi karnaa wadada wanaaga.
leftSOMALISKA RIKSFÖRBUNDET I SVERIGE (SRF) är en demokratisk organisation som är politiskt och religiöst neutral. SRF: s huvudsakliga verksamhet är inriktad på den svenska-somaliska gruppen i Sverige.

Vårt diskussionsforum